Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 13:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana waxaan arkay bahal kale oo dhulka ka soo baxaya, oo wuxuu lahaa laba gees oo u eg wan geesihiis, oo wuxuu u hadlayay sidii masduulaa oo kale.

Muujintii 13

Muujintii 13:9-14