Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 13:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddii nin dad xabbiso, isagana waa la xabbisi doonaa; oo haddii nin seef wax ku dilo, waa in isagana seef lagu dilo. Waa kaa samirka iyo rumaysadka quduusiintu.

Muujintii 13

Muujintii 13:6-11