Kitaabka Quduuska Ah

Miikaah 6:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Nin yahow, Rabbigu wuxuu ku tusay waxa wanaagsan. Oo bal maxaa Rabbigu kaa doonayaa, inaad caddaaladda samaysid, oo aad naxariista jeclaatid, oo aad si hoosaysa Ilaahaaga ula socotid mooyaane?

Miikaah 6

Miikaah 6:1-14