Kitaabka Quduuska Ah

Miikaah 6:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu ma ku farxaa kumanyaal wanan, amase toban kun oo webi oo saliid ah? Xadgudubkayga aawadiis miyaan curadkayga u bixiyaa? Dembigii naftaydase ma midhaha jidhkaygaan u bixiyaa?

Miikaah 6

Miikaah 6:5-16