Kitaabka Quduuska Ah

Miikaah 3:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed idinka aawadiin Siyoon waxaa loo jeexi doonaa sida beer oo kale, oo Yeruusaalemna waxay noqon doontaa taallooyin burbur ah, oo buurta guriguna waxay noqon doontaa sida meelaha sare ee kaynta ku yaal oo kale.

Miikaah 3

Miikaah 3:6-12