Kitaabka Quduuska Ah

Miikaah 3:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Madaxdoodu laaluush bay wax ku xukumaan, wadaaddadooduna kiro bay dadka wax ku baraan, oo nebiyadooduna lacag bay u faaliyaan, oo weliba Rabbiga bay ku tiirsadaan iyagoo leh, Sow Rabbigu dhexdayada ma joogo? Belaayo innaba naguma degi doonto.

Miikaah 3

Miikaah 3:5-12