Kitaabka Quduuska Ah

Markos 5:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ciisese uma fasaxin, laakiin wuxuu ku yidhi, Gurigaaga iyo dadkaaga u tag oo u sheeg waxa weyn oo Rabbigu kuu sameeyey iyo siduu kuugu naxariistay.

Markos 5

Markos 5:18-20