Kitaabka Quduuska Ah

Markos 10:10-13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

10. Goortay guriga ku jireen, xertiisii ayaa haddana waxaas wax ka weyddiiyeen.

11. Markaasuu wuxuu ku yidhi, Ku alla kii naagtiisa furaa oo mid kale guursadaa ayaa ka sinaysta.

12. Naagna haddii ay ninkeeda furto oo mid kale guursato ayay sinaysataa.

13. Ilmo yaryar ayay u keeneen inuu taabto, xertuna way canaanatay.