Kitaabka Quduuska Ah

Markos 10:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin Ciise goortuu arkay, wuu cadhooday, oo wuxuu ku yidhi, Ilmaha yaryar daaya, ha ii yimaadeene, hana diidina, waayo, kuwan oo kale ayaa ka mid ah boqortooyada Ilaah.

Markos 10

Markos 10:9-20