Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 7:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Saacaddaas qudheeda ayuu dad badan ka bogsiiyey bukaankooda iyo cudurradooda iyo jinniyadooda sharka leh. Indhoolayaal badanna wuxuu ugu roonaaday inay wax arkaan.

Luukos 7

Luukos 7:14-31