Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 7:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Nimankii goortay u yimaadeen, waxay ku yidhaahdeen, Yooxanaa Baabtiisaha ayaa noo soo kaa diray isagoo leh, Miyaad tahay kan imanaya mise mid kalaannu dhawrnaa?

Luukos 7

Luukos 7:11-29