Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 6:49 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin kii maqla oo aan yeelin, wuxuu u eg yahay nin dhulka ka dhisay guri aan aasaas lahayn. Kan webigu ku soo jabay, oo kolkiiba ayuu dumay, oo dumiddii gurigaasu waa weynayd.

Luukos 6

Luukos 6:41-49