Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 6:48 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isagu wuxuu u eg yahay nin guri dhisay, oo qoday oo hoos u dheereeyey; aasaaskiina ayuu dhagax weyn ka dul dhisay. Goortii daadku yimid ayaa webigu ku soo jabay gurigaas, xoog uu ku gilgilose ma lahayn, waayo, si wanaagsan ayaa loo dhisay.

Luukos 6

Luukos 6:40-49