Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 6:38 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Siiya oo waa laydin siin doonaa; qiyaas wanaagsan oo hoos u riixriixan oo ruxan oo buuxdhaafaya ayaa laydinku siin doonaa faraqiinna, waayo, qiyaastii aad ku qiyaastaan ayaa laydiinku qiyaasi doonaa.

Luukos 6

Luukos 6:32-45