Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 6:37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Cidna ha xukumina, idinkana laydinma xukumi doono. Ninnana wax ha ku garaynina, idinkana wax laydinkuma garayn doono e; dhaafa oo waa laydin dhaafi doonaa.

Luukos 6

Luukos 6:27-44