Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 4:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasuu ku yidhi, Shakila'aan waxaad masaalkan igu odhan doontaan, Dhakhtarow, isbogsii. Wax kastoo aannu maqalnay oo Kafarna'um lagu sameeyey, halkan dhulkaagana ku samee.

Luukos 4

Luukos 4:15-27