Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 4:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kulligood markhaati bay ahaayeen, wayna ka yaabeen hadallada nimcada leh oo afkiisa ka soo baxay, markaasay yidhaahdeen, Kanu miyaanu ahayn wiilkii Yuusuf?

Luukos 4

Luukos 4:17-28