Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 3:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba midho toobad istaahila soo bixiya, hana bilaabina inaad isku tidhaahdaan, Waxaannu leennahay Ibraahim oo aabbe noo ah. Waayo, waxaan idinku leeyahay, Ilaah waa karaa inuu dhagaxyadan carruur uga kiciyo Ibraahim.

Luukos 3

Luukos 3:7-12