Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 3:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba wuxuu ku yidhi dadkii badnaa oo u soo baxay inuu baabtiiso iyaga, Dhal jilbisay, yaa idiinka digay inaad ka carartaan cadhada imanaysa?

Luukos 3

Luukos 3:1-8