Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 24:43-46 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

43. Markaasuu qaaday oo hortooda ku cunay.

44. Wuxuu ku yidhi, Kuwani waa hadalladaydii aan idinkula hadlay intii aan weli idinla jiray. Waa inay noqdaan wax walba oo sharciga Muuse iyo nebiyadii iyo sabuurrada laygaga qoray oo igu saabsanaa.

45. Markaasuu garashadooda u furay si ay u gartaan Qorniinka.

46. Wuxuuna ku yidhi, Sidaasay u qoran tahay, Waa inuu Masiixu silco, oo uu maalinta saddexaad kuwa dhintay ka soo sara kaco,