Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 24:44 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuxuu ku yidhi, Kuwani waa hadalladaydii aan idinkula hadlay intii aan weli idinla jiray. Waa inay noqdaan wax walba oo sharciga Muuse iyo nebiyadii iyo sabuurrada laygaga qoray oo igu saabsanaa.

Luukos 24

Luukos 24:35-51