Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 16:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sayidkiisii ayaa wakiilkii xaqa darnaa faaniyey, waayo, si caqli leh ayuu u sameeyey, waayo, wiilashii wakhtigan waxay wiilasha iftiinka kaga caqli badan yihiin waxa qarnigooda ku saabsan.

Luukos 16

Luukos 16:5-18