Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 16:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu wuxuu mid kale ku yidhi, Immisuu kugu leeyahay? Isaguna wuxuu yidhi, Boqol qiyaasood oo sarreen ah. Markaasuu ku yidhi. Wixii laguu qoray soo qaad, oo qor, Siddeetan.

Luukos 16

Luukos 16:1-9