Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 16:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu qayliyey oo yidhi, Aabbe Ibraahimow, ii naxariiso, oo Laasaros ii soo dir inuu fartiisa caaraddeeda biyo ku tiinbiyo oo carrabkayga ku qabowjiyo, waayo, anigu ololkan ayaan ku silcayaa.

Luukos 16

Luukos 16:22-31