Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 16:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Intuu Haadees ku jiray ayuu indhihiisa kor u qaaday isagoo aad u silcaya; wuxuuna meel fog ka arkay Ibraahim, iyo Laasaros oo laabtiisa ku tiirsan.

Luukos 16

Luukos 16:14-24