Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 14:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Mid kale ayaa yidhi, Waxaan iibsaday shan qindi oo dibi ah, oo waan tegayaa inaan imtixaamo. Waxaan kaa baryayaa inaad iga raalli ahaato.

Luukos 14

Luukos 14:10-22