Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 14:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay kulligood waxay bilaabeen inay fikir keliya ku marmarsiiyoodaan. Kii u horreeyey ayaa ku yidhi, Beer baan iibsaday, oo waa inaan tago oo aan soo arko. Waxaan kaa baryayaa inaad iga raalli ahaato.

Luukos 14

Luukos 14:15-23