Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 11:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan idinku leeyahay, In kastoo aanu kici doonin oo aanu siin doonin saaxiibnimadiisa aawadeed, weliba baryo badnaantiisa aawadeed ayuu u kici doonaa oo u siin doonaa in alla intuu u baahan yahay.

Luukos 11

Luukos 11:1-10