Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 11:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kaasaana gudaha ka jawaabaya oo odhanaya, Ha i dhibin. Albaabka waa la xidhay; carruurtayduna sariirtay ila jiiftaa; umana kici karo inaan wax ku siiyo.

Luukos 11

Luukos 11:3-17