Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 11:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Anigu soo dayn maayo kulaylka cadhadayda, oo u soo noqon maayo inaan reer Efrayim baabbi'iyo, waayo, waxaan ahay Ilaah, oo qof aadmi ah ma ihi. Anigu dhexdiinna waxaan ku ahay Kan Quduuska ah, oo magaalada cadho la geli maayo.

Hoosheeca 11

Hoosheeca 11:1-10