Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 11:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Reer Efrayimow, sidee baan idiin sii dayn karaa? Dadka Israa'iilow, sidee baan idiin gacangelin karaa? Sidee baan idiinka dhigi karaa sidii Admaah? Oo sidee baan idiinka dhigi karaa sidii Seboyim? Qalbigaygii wuu igu dhex rogmadaa oo naxariis buu la dhaqaaqaa.

Hoosheeca 11

Hoosheeca 11:5-11