Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 10:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba sanamkii waxaa loo qaadi doonaa dalka Ashuur inuu Boqor Yaareeb gabbaro u noqdo aawadeed. Reer Efrayim wuxuu heli doonaa ceeb, oo dadka Israa'iilna waxay ka ceeboobi doonaan taladooda.

Hoosheeca 10

Hoosheeca 10:1-9