Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 10:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadka dalka Samaariya degganu aad bay u cabsan doonaan sanamyada weylaha ah ee Beytaawen aawadood, waayo, dadkiisa iyo weliba wadaaddadii ku rayrayn jiray way u barooran doonaan sanamka, waana sharaftiisii aawadeed, maxaa yeelay, way ka tagtay.

Hoosheeca 10

Hoosheeca 10:1-15