Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 10:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Qalbigoodu waa kala qaybsan yahay, oo haatan waxaa lagu heli doonaa gardarro. Meelahooda allabariga ayuu wax ku dhufan doonaa, oo tiirarkoodana wuu wada kharribi doonaa.

Hoosheeca 10

Hoosheeca 10:1-3