Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 10:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadka Israa'iil waa geed canab ah oo barwaaqaysan, kaasoo midhihiisa soo bixiya, oo sida midhihiisu u bateen ayuu meelihiisa allabariga u badiyey, oo sida dalkiisu u barwaaqaysan yahay ayay u samaysteen tiirar qurqurxoon.

Hoosheeca 10

Hoosheeca 10:1-10