Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 1:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse waxaan u naxariisan doonaa dadka Yahuudah, oo waxaan iyaga ku badbaadin doonaa Rabbiga Ilaahooda ah, oo kuma badbaadin doono qaanso, ama seef, ama dagaal, ama fardo iyo fardooley toona.

Hoosheeca 1

Hoosheeca 1:1-10