Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 1:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana mar kalay uuraysatay oo gabadh bay dhashay. Markaasaa Rabbigu wuxuu isagii ku yidhi, Waxaad magaceeda u bixisaa Lo-Ruxaamaah, waayo, anigu mar dambe dadka Israa'iil u naxariisan maayo, oo sinaba u saamixi maayo.

Hoosheeca 1

Hoosheeca 1:1-9