Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 1:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu markuu Hoosheeca markii ugu horraysay la hadlay, wuxuu Rabbigu Hoosheeca ku yidhi, Tag, oo waxaad guursataa naag dhillo ah oo waxaad yeelataa carruur dhillo dhashay, waayo, dadka dalku Rabbigay ka fogaadaan sida naagu ninkeeda uga sinaysata.

Hoosheeca 1

Hoosheeca 1:1-10