Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 1:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kanu waa Eraygii Rabbiga oo u yimid Hoosheeca ina Be'eeri wakhtigii dalka Yahuudah ay boqorrada ku ahaayeen Cusiyaah, iyo Yootam, iyo Aaxaas, iyo Xisqiyaah, iyo wakhtigii dalka Israa'iil uu boqorka ku ahaa Yaaraabcaam ina Yoo'aash.

Hoosheeca 1

Hoosheeca 1:1-2