Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 28:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba meeshaas waxaa u dhowaa dhulal uu leeyahay ninkii gasiiradda madaxda u ahaa oo magiciisa la odhan jiray Bobliyos. Kaasuna waa na soo dhoweeyey, oo intii saddex maalmood ah ayuu si sharaf ah noo marti qaaday.

Falimaha Rasuullada 28

Falimaha Rasuullada 28:3-10