Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 28:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin iyagii waxay filanayeen inuu haddiiba bararo ama uu markiiba dhaco isagoo meyd ah; laakiin kolkii ay wakhti dheer dhawrayeen oo ay arkeen inaan waxyeello ku dhicin isagii, ayay fikirradoodii beddeleen, oo waxay isku yidhaahdeen, Isagu waa ilaah.

Falimaha Rasuullada 28

Falimaha Rasuullada 28:1-7