Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 25:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Feestos wuxuu yidhi, Boqor Agribba iyo ragga kale oo halkan nala jooga oo dhammow, waxaad arkaysaan ninkan Yuhuudda badan oo dhammu ay iiga soo cabteen Yeruusaalem iyo halkanba, iyagoo ku qaylinaya, Waajib ma aha in ninkanu sii noolaado.

Falimaha Rasuullada 25

Falimaha Rasuullada 25:23-27