Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 25:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed maalintii dambe ayaa Agribba iyo Bernikee waxay la yimaadeen bandhig weyn, oo waxay soo galeen maxkamaddii, iyaga iyo nimankii sare iyo raggii magaalada ugu waaweynaa. Markaasaa Feestos wuxuu amray in Bawlos loo keeno.

Falimaha Rasuullada 25

Falimaha Rasuullada 25:21-27