Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 21:40 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kolkuu fasaxayna, Bawlos isagoo sallaankii taagan, ayuu dadkii gacan u taagay; oo markii aad loo aamusay, ayuu af Cibraaniga kula hadlay iyagii, isagoo leh,

Falimaha Rasuullada 21

Falimaha Rasuullada 21:33-40