Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 21:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin Bawlos wuxuu ku yidhi, Anigu waxaan ahay nin Yuhuudi ah oo reer Tarsos ah taasoo Kilikiya ku taal, oo waxaan ahay magaalo aan yarayn waddanigeed. Waxaan kaa baryayaa inaad ii fasaxdid inaan dadka la hadlo.

Falimaha Rasuullada 21

Falimaha Rasuullada 21:29-40