Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 19:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa waxaa taas wada ogaaday Yuhuuddii iyo Gariigtii oo dhan oo Efesos joogtay; baqdinna waa wada gashay dhammaantood, magaca Rabbi Ciisena waa la weyneeyey.

Falimaha Rasuullada 19

Falimaha Rasuullada 19:8-19