Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 19:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba ninkii jinniga qabay baa ku booday iyagii, wuuna ka xoog badiyey kulligood, oo ka adkaaday, sidaas darteed ayay gurigaas ka carareen, iyagoo qaawan oo dhaawacan.

Falimaha Rasuullada 19

Falimaha Rasuullada 19:15-26