Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 16:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Xabsihayihiina markuu hurdada ka toosay oo arkay albaabbadii xabsiga oo wada furmay, ayuu seeftiisii la baxay oo ku dhowaaday inuu isdilo, maxaa yeelay, wuxuu u malaynayay maxaabiistii inay baxsatay.

Falimaha Rasuullada 16

Falimaha Rasuullada 16:18-35