Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 16:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo filanla'aan waxaa dhacay dhulgariir weyn, sidaas darteed aasaaskii xabsigu waa ruxmay; oo markiiba albaabbadii oo dhammu waa wada furmeen; mid walbana silsiladihiisii waa ka furmeen.

Falimaha Rasuullada 16

Falimaha Rasuullada 16:22-33