Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 13:46 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Bawlos iyo Barnabas ayaa geesinimo ku hadlay iyagoo leh, Waxay ahayd lagama maarmaan in ereyga Ilaah markii hore idinka laydinkula hadlo. Laakiin idinku waad diiddeen, oo waxaad isku xukunteen sidii kuwo aan istaahilin nolosha weligeed ah, oo bal eega, sidaas aawadeed waxaannu u jeesanaynaa dadka aan Yuhuudda ahayn.

Falimaha Rasuullada 13

Falimaha Rasuullada 13:36-50